Ra’iisul Wasaare Khayre oo Baaq Muhiim ah u diray Abwaanada Soomaaliyeed (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo abwaannada Soomaaliyeed kula hadlay xarunta Akadeemiyada afka Soomaaliga ayaa sheegay in abwaannadu ay muhiim u yihiin wacyi-gelinta bulshada, nabadda, xasiloonida, dib u dhiska dalka iyo soo celinta karaamada ummadda Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa ka codsaday abwaannadda Soomaaliyeed in ay runta u sheegaan kuwa … Continue reading Ra’iisul Wasaare Khayre oo Baaq Muhiim ah u diray Abwaanada Soomaaliyeed (Daawo Sawirro)